Registration for OneAmerica Votes Public Meeting via Zoom has closed. But don't worry, you can click here to join us at 6pm via Facebook Live!
 

Codkaaga waa muhiim waxaana awood u leedahay inaad kor u qaaddo oo aad mustaqbalka fiican u horseedo soogalootiga iyo bulshooyinka qaxootiga ah ku nool Gobolka Washington!

Ku soo biir OneAmerica iyo hogaamiyaasheeda soogalootiga Kulanka Muuqaalka ah ee Dadweynaha oo ay hogaaminayaan Gudoomiyaha Jay Inslee iyo Kormeeraha Guud ee Waxbarista Dadweynaha ee Washington, Chris Reykdal. 


TAARIIKHDA: Sebtembar 16, 2020
WAKHTIGA: 6:00 - 8:00 PM PST


Hoggaamiyeyaasha soogalootiga ayaa hoggaamin doona kulankan, waxay wadaagi doonaan sheekooyinkooda waxayna weydiin doona hoggaamiyeyaasheena la soo doortay inay ka shaqeyaan weydiimaha gaarka ah kuwaasoo dhowra sharafta bulshooyinkeena soogalootiga ah. Awood baan leenahay, aan u istaagno sidii aan u abuuri lahayn isbeddel nidaamsan.